Maamulka Degmada Jowhar Oo Digniino Culus Kaso Saaray Roobabka Gu,ga.

0
47

aladweyne (Radio Beerlula)-Maamulka Magaalada Jowhar ee Caasimada maamulka Hirshabeelle ayaa soo saaray Digniino laxariiro Roobabka Gu,ga Ee Xilligaan Ka Da,aaya Guud Ah Dalka Iyo Dib Usoo Celinta Nadaafada Magaaladaasi.

Maamulka aya bulshada ugu baaqay inaay ka fejigaanadan qataraha la xariiro roobka iyo inaay ka shaqeeyaan nadaafada si sare looga qaado Bilacda magaalada jowhar.

Warkan waxaa inoo haya  Cabdimajiid Aweeys Isaaq.