Maamulka Degmada Kaaraan iyo dad Muxsiniin ah oo deeq shidaal ah ku wareejiyay isbitaalka keysaney.

0
132

Baladweyne (Radio Beerlula)- Maamulka Degmada Kaaraan iyo walaalo Muxsiniin ah ayaa deeq shidaal ku wareejiyay maamulka Isbitaalka Keysaney ee magaalada Muqdisho.

Deeqdan shidaalka ayaa loogu talo galay in lagu socod siiyo howlaha isbitaalka, waxana wareejinta deeqdan ka qeyb galay maamulka degmada Kaaran, maamulka isbitaalka, dhaqaatiir iyo marti sharaf kale.

Warbixintan waxaa noo haya Maxamed Yuusuf Cabdulahi.