Baledweyne ( Radio Beerlula )-Guddoomiyaha degmada karaan ee Gobolka Banaadir Maxamad Cabdullahi Socdaal ayaa dhagax dhigay wado interlock ah tasoo laga hirgelin doono Waaxda Faanoole ee degmada karaan
Munaasibadan dhagax dhiga Ah ayaa Waxa Kasoo Qeyb Galay Agaasimayasha Gobolka Banaadir maamulka degmooyinka waabari iyo xamar jajab iyo boqolaal dadweeyne ah.
waxa soo jeedinaya Xaawo luul Aadan Xuseen


