Maamulka degmada Kismaayo oo xariga ka jaray dhismaha wado ay dhistay shirkadda Hormuud.

0
156

Guddoomiyaha Degmada Kismaayo ahna Duqa Magaalada Cumar Cabdullaahi Maxamed, ayaa xariga kajaray waddada Hormuud, oo ay dhistay shirkadda Isgaarsiinta Hormuud.

Munaasabadda xarig-jarka ayaa waxaa ka qayb galay Guddiga Ganacsatada Suuqa, injineerro, iyo masuuliyiin ka tirsan shirkada dhistay wada,

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Maxamad Yuusuf Cabdullaahi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here