Maamulka degmada Mahadaay oo ku baaqay in beeraleyda shabeellaha dhexe la caawiyo

0
153

Baladweyne (Radio Beerlula)- Guddoomiye ku-xigeenka Arrimaha Bulshada Degmada Mahadeey ee Gobalka Shabeellaha Dhexe salaax Xaaji Fulal oo shir jiraa I’d ku qabtay Xafiiskiisa ayaa ka hadlay Baahiyaha haaysto Beeralayda Degmadaasi.

Guddoomiyaha ayaa sheegay in baahiyaha haaysto Beeralayda aay kamid ah yahiin Gadiidka cagaf-cagafta Beeraha lagu fasho iyo agab yada kale ee loo isticmala Beeraha.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cabdinajiib Aweys Isaaq.