Maamulka degmada Marka oo bilaabay bixinta sabarloogooyinka dhulka.

0
65

Baladwayne (Radio Beerlula )-Maamulka Koonfur galbeed Soomaaliya ayaa Magaalada Marka ka daahfurtay qaadashada Sabarloogooyinka iyo nidaamka cusub ee keydinta Xogaha dhulka.

Munaasabadda daahfurka ayaa waxa ka qayb galay mas’uuliyiin ka socday maamulka koonfur galbeed Soomaaliya, maamulka Magaalada marka iyo qaybaha kale ee bulshada degmada.

Warbixintaan waxa soojeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.