Maamulka degmada Qarbidahar oo lagu warejiyay agab waxbarasho

0
192

Baledweyne ( Radio Beerlula )-Kuliyada waxbarashada macalimiinta ee degmada Qabridahar Dowalad deegaanka Soomaalida itoobiyo ayaa agab waxbarasho oo lagu talagalay in wax laga baro Ardayda ku wareejisay masuuliyiinta Maamulka degmadaasi.

Qalabka Waxbarashada ayaa ka koobanaa miisas kuraas comptero iyo sabuuradaha wax lagu barto waxaana la gaarsiiyay iskuulka Cade maxamuud ee degmada Qabridahar.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Sacdiyo Maxamad Maxamuud

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here