Maamulka degmada Qardho oo dhagax dhigay wado laami ah oo laga hirgelinayo magaaladaasi.

0
176

Baladweyne (Radio Beerlula)-Maamulka degmada Qardho ayaa dhagax dhigay mashruuc laami lagu saarayo mid kamida wadooyinka mara magaalada Qardho waxaana ka qeyb galay dhagax dhiga wadada duqa degmada Qardho mas’uuliyiin katirsan dowada hoose iyo qaar kamid ah madaxda shirkadda dhismooyinka albaashid oo ah shirkada hirgalineyso mashruuca wadadan.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi.