Maamulka degmada Walaweyn oo sameeyay howlgal dib loogu furayo jidadka xiran.

0
96

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Maamulka Degmada Walaweyn ee gobolka shabeellaha hoose ayaa  bilaabay howlgalo lagu furayo jidadka xiran islamarkana lagu qaadayo goobaha ganacsi ee sida sharci darada ah looga dhisay hareeraha jidadka.

Howlgalkan ayaa sidoo kale lagu furay bulaacadaha biyaha ay maran oo xirmay.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Xaawo Aadan Xuseen.