Maamulka degmada Yaaqshid oo muwaadin Soomaaliyeed ku wareejiyay gurigiisa oo laga heysatay 32 sano.

0
85

Baladweyne (Radio Beerlula)-Gudoomiyaha degmada Yaaqshiid Suleeymaan Fargax ayaa muwaadin Soomaaliyeed ku wareejiyey gurigiisa oo inkabadan 30 sano u hayey Maxamed Diiriye oo kamid ah bulshada kunool degmadaasi.

Maxamed diiriye oo ah ninka hayey kuna noolaa guriga ayaa sheegay in 32 sano uu raadinyay  cida leh guriga.

Warkan waxaa inoo haya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi