Maamulka dowlada hoose ee magaalada Baydhabo oo qalab kala wareegay hay’adda NRC.

0
59

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Agaasimaha Dowlada Hoose Ee Degmada Baydhabo Xasan Macalin Cali ayaa Qalabka dhismaha aay udeegsadaan injineerada sida jaakado Kabo iyo cabiro Kala Wareegay hay’ada NRC.

madasha lagu lagu wareejinayey agabka waxa goob joog ahaa mas’uuliyiin katirsan dowlada hoose Degmada Baydhabo iyo madax ka socotay hay’ada NRC.

Warkan waxaa inoo haya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi