Baledweyne ( Radio Beerlula )-Maamulka madrasada Al-huda oo ku taalla degmada Hiliwaa iyo qaar kamid ah Culimada Gobalka Banaadir ayaa dadka muxsiniinta ah ka codsaday in lagala qeyb qaato sidii madrasadaasi logu iibin lahaa boos
Ardayda madrsadaan ayaa hadda wax ku barto guri kiro ah kaasi oo qoyska lahaa ay ku amreen in laga baxo.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cabduqaadir Cumar Ibraahim.


