Maamulka Dugsiga Al-Nuur ee Hargeysa oo codsaday in loodhiso xarun cusub.

0
189

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Maamulka dugsiga qur’aanka kariimka ee Al- Nuur ee magaalada Hargeysa oo ay wax ka bartaan ardayda qaba baahiyaha gaarka ayaa codsaday in loo dhiso xarun cusub oo ay wax ku bartan ardeydan.

Dugsigan oo dhisan mudo badan ayaa waxaa soo wajahay baahi dhanka dhismaha maadaama xarunta ay hada ku jiraan ay tahay mid kiro ah.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.