Maamulka Gabiley oo lagu wareejiyay qalab xafiiseed

0
74

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Maamulka Gobalka Gabiley ee Soomaliland ayaa Hay’adda Actio kala wareegay qalab xafiiseed loogu talagay in loogu adeego bulshada gobalkaasi.

Qalbkaan oo ka koobnaa daabacaada , Qada wax lagu daabaco , Solarada iyo kuraasta ayaa waxaa kasoo qeybgalay munaasabada lagu wareejinayey maamulka Gobalka Gabileey, Mas’uuliyiin ka socotay Hay’adaha Action iyo qaybaha kale bulshada.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.