Maamulka gacanta ku haya masaajidka Sheikh Xasan Xaamuud ee jowhar oo codsaday in laga qeyb qaato dhimaha masaajidka

0
146

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Culimada Masjidka Shiikh Xasan Xaamuud ee Magaalada Jowhar Ayaa Dalbaday In Laga Qeeb Qaato Dhameystirka Dhismaha Masjidka oo hada maraya heer gabagabo ah.

warbixintan waxaa inoo haya Cumar Yuusuf Aaden.