Maamulka gobalka Baay oo ka digay halista roobka Guga ee curtay.

0
108

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Gudoomiyaha samafalka Gobolka Bay ahna siihaya gudoomiyaha gobolka Aadan Xasan Maxamed oo shir jaraa’iid ku qabtay magaalada Baydhabo ayaa bulshada gobolka ugu baaqay inay ka digtoonadan khataraha ka dhalan kara roobka Guga ee curtay.

Waxa uu sheegay in dadka ay ka fogaadaan meelaha biya mareenada ah sida buundooyinka waxa uuna sidoo kale baaq udiray shirkadaha korantada.

Warbixintan waxaa noo haya Cumar Yuusuf Aadan.

Audio Player

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here