Maamulka gobalka Banaadir dhir beeris ka bilaabay xeebta Liido

0
117

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Agaasimaha Waaxda Beeraha Iyo Dhireynta Maamulka Gobolka Banaadir iyo Maamulka Dagmada Cabdicaziis Ayaa si wada jir ah Dhir Ugu Beeray Xeebta Liido

dhirtan ayaa kalin ka qadan doonto bilicda xeebta liido ee magalada muqdisho oo ay isugu yimaadaan boqolaal ruux.

Warkan waxaa inoo haya Xaawo Aadan Xuseen.