Baladweyne ( Radio Beerlula )-Guddoomiyaha degmada Kaaraan ee gobalka banaadir Faarax cadaani Maxamed ayaa dhagax dhigay waddo Interlock ah taasi oo laga hirgelinayo Waaxda Faanoole ee degmada Kaaraan.
munaasabada dhagax dhigay waxaa ka qayb galay masuuliyiin katirsan maamulka gobalka banaadir odoyaasha degmada Haweenka iyo qaybaha kale duwan ee bulshada.
Warkan waxa inoo haya Sacdiya Maxamed Maxamuud


