Maamulka Gobalka Banaadir oo sheegay inu wado Qorshaha Naqshadaynta cusub ee degmada Darusalam.

0
129

Baladweyne (Radio Beerlula)-Gudoomiye ku-Xigeenka arimaha Bulshada iyo Wacyigelinta Maamulka Gobolka Banaadir Cabdicasiis Cusmaan Maxamed oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in Maamulka gobalka Banaadir uu wado qorsho lagu Hormarinaayo degmada Darusalaam si aay ula mid noqoto degmooyinka kale ee Gobalka Banaadir.

Qorashaha horumarinta degmada daarusalaam ayaa waxaa kamid ah nashqadeeyn cusub oo loo dhisaayo degmada,dhismaha wadooyinka iyo cagaarinta degmadaaasi.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cabdinajiib Aweys Isaaq

Audio Player

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here