Maamulka Gobolka Banaadir oo 10 neef oo geel ah ku wareejiyay Ciidamada qalabka sida si ay ugu ciidaan

0
132

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa Toban neef oo geel ah oo loogu talagalay Ciidamada qalabka sida in aay kuciidaan ku wareejiyay Wasiiru Dowlaha Amniga Gudaha ee XFS Mudane Maxamed Cali Xagaay.

waxaa goob joog ka ahaa Wareejinta deeqdan maamulka gobolka Banaadir Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed, mas’uuliyiin kale.

 

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Maxamad Yuusuf Cabdulaahi.