Maamulka Gobolka Banaadir oo amar ku soo rogay dadka xoolahooda ku soo daya Muqdisho.

0
136

Baladweyne (Radio Beerlula)-Afhayeenka Maamulka Gobolka Banaadir Saalax Cumar Xassan oo shir jaraa’iid ku qabtay Magaalada Muqdisho ayaa sheegay in dadka xoolo dhaqatada ee ku nool Magaalada Muqdisho looga baahan yahay inaysan xoolahooda ku soo deyn jidadka magaalada islamarkana cidii u hogaansami weysa ay la kulmi doonaan ganaax lacageed.

Warbixintan waxaa inoo haya Aadan cabdi Axmed.