Maamulka gobolka Banaadir oo amray in xoolaha lagu qali Karin xaafaddaha Muqdisho.

0
294

Baladweyne(Radio Beerlula)- Gudoomiye ku xigeenka arimaha bulshada gobolka Banaadir Basma Caamir ayaa kormeer ku tagtay kawaanka xoolaha lagu qalo ee degmada kaaraan waxaana socdaalkeeda ku wehliyay xubno ka tirsan maamulka gobolka banaadir iyo gudoomiyaha ururka haweenka gobolka Banaadir jawaahir baarqab.

Warbixintan waxaa noo haya Aadan Cabdi Axmed.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here