Maamulka Gobolka Banaadir oo daahfuray daraasadda Naqshadeynta Biyo Mareenada Magaalada Muqdisho.

0
25

Baledweyne ( Radio Beerlula )-Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa daahfuray bandhigga wajiga 1-aad ee daraasadda Naqshadeynta Biyo Mareenada Magaalada Muqdisho.

Munaasabadda ayaa lagu soo bandhigay daraasad guud oo laga soo sameeyay Biyo Mareenada Magaalada iyo Wax-qabad howleedka ka dhalanaya qaabka loo kala horumarinayo sameynta naqshadaha.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Cumar Yuusuf Aadan.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here