Maamulka gobolka Banaadir oo dalka dibadiisa u diray gabar danyar ah oo xaaladeeda caafimaad dalka wax looga qaba waayay.

0
96

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Wasiirul Dowlaha Wasaaradda Waxbarshada hidah iyo tacliinta sare XFS marwo Nuuro Mustaf Muqtaar iyo Gudoomiyaha kuxigeenka Arimaha bulshada iyo wacyo galinta Maamulka Gobolka Banaadir Mudane Cabdicasiis Cismaan Maxamed ayaa magaalada muqdisho waxaa ay ka sa gootiyeen Raxmo Maxamed Isaaq oo ah gabar xanuunsan oo dalka wax looga qaban waayay taasi oo lacagta ku bexeeyso ay bixinayaan maamulka gobolka Banaadir.

Raxamo Maxamed ayaa waxaa ay ka xanuunsantahay lugta waxaana wax looga qaba waayay gudaha dalka.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Sacdiyo Maxamad Maxamuud