Maamulka gobolka Banaadir oo deeq lacageed oo ciidsiin ah u qeybiyay qoysas danyar ah iyo kuwa baahiyaha gaarka qaba oo ku nool Muqdisho.

0
196

Baladweyne (Radio Beerlula)-Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa In kabada 314 qoys iyo dadka Baahiyaha gaarka qaba oo ka kala socday Degmooyinka Gobolka Banaadir ugu qeybiyey magaalada Muqdisho deeq lacageed oo loogu talagalay in aay ku ciidaan.

Waxa ka qeyb galay madasha deeqda lacagta lagu qeybinayey mas’uuliyiinta gobolka Banaadir iyo marti Sharaf kale.

Warbixintan waxaa inoo haya Maxamed Yuusuf Cabdulahi