Maamulka gobolka Banaadir oo degmada Xamar jajab ka daah furay barnaamijka dariseynta

0
587

Baladweyne(Radio Beerlula)- Siihayaha guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna guddoomiye ku xigeenka maamulka iyo maaliyadda Ibraahim Cumar Mahadale iyo guddoomiye ku xigeenka arrimaha bulshada gobolka Banaadir Basma Caamir Shakeeti ayaa si wada jir ah u daah furay barnaamijka dareysinta degmada Xamar jajab oo ah barnaamij diinwaan galin iyo aqoonsi loogu samaynayo guryaha degmada.

Ibraahim Cumar Mahad ale  iyo Basma caamir shakeeti ayaa sheegay in barnaamijkan lagu xoojinayo diiwangalinta, diriseenta iyo in dhisma kaste oo dagmada Xamaar Jajab ku yaala loo sameeyo diiwaangalin sax ah.

Warbixintan waxaa noo haya Xaawo Luul Aadan Xuseen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here