Baledweyne ( Radio Beerlula )-Guddoomiye Kuxigeenka Amniga iyo Siyaasadda Gobolka Banaadir Mudane Maxamed Axmed Diiriye (Yabooh) ayaa dhagaxdhigay 10 dhismaha Waddooyin interlock oo laga hirgelinaayo Degmada waabari ee gobolka Banaadir
Munaasabadda dhagaxdhiga waxaa goobjoog ka ahaa Guddoomiyaha Degmada Agaasimeyaal, Odayaal dhaqan iyo qeybaha kala gedisan ee Bulshada.
Warkan waxaa inoo haya Xaawo Aadan Xuseen
Audio Player