Maamulka gobolka Banaadir oo dhagax dhigay Buundo laga dhisayo Muqdisho.

0
177

Baladweyne (Radio Beerlula)-Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa dhagax dhigay Buundo loogu tala-galay fududeynta isku socodka dad-weynaha istecmaala wadada dheer ee Buulo Xuubey ee gobolka Banaadir waxaana Dhagax-dhiga Buundada goobjoog ka ahaa qaar kamida mas’uuliyiinta gobolka Banaadir

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi