Maamulka gobolka Banaadir oo dhagax dhigay dib u dayactirka wadada laamiga ee Soobe.

0
101

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa dhagax dhigay dib-u-dhiska Laamiga Zoobe oo muhiim u ah isku socodka bulshada caasimadda, isla markaana ku burburay roobabkii xoogganaa ee ka da’ay Magaalada Muqdisho.

Munaasabadda dhagax dhigga waxaa goobjoog ka ahaa Guddoomiye Kuxigeenada Maamulka Gobolka Banaadir, Guddoomiyaha Degmada Hodan, Ganacsato, Odayaasha dhaqanka, Agaasimeyaal iyo qeybaha kala gedisan ee Bulshada.

Warkan waxaa inoo haya Cumar Yuusuf aadan.

Audio Player

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here