Maamulka gobolka Banaadir oo dhagax dhigay wado ku taalla degmada Warta nabadda.

0
128

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Munaasabadan oo aheyd mid lagu dhagax dhigayay wadada Maxamuud Xarbi ee isku xirta isgoysyada Foloronsa iyo Calikamiin ee degamada Wartanabadda taasoo lasaarayo laami ayaa waxaa kazoo qeeybgalay maamulka degmada warta nabada maamulka gobolka Banaadir iyo bulshada qeeybaheeda kala duwan ee degmada warta nabada.

Wadadan ayaa mhiim u ah isku socodka bulshada degmooyinka gobolka Banaadir kuwaasi oo markii hore dhib ku qabay.