Maamulka Gobolka Banaadir oo gacanta kusoo dhigay maandooriyaal.

0
44

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) oo kaashanaayo ciidanka Booliska ayaa Degmada Cabdicasiis ee Gobalka Banaadir ka sameeyay Hoolgallo lagu soo qabtay Maandooriye noocyadiisa kala duwan sida Dhar ciidan iyo hub sharcidarro ah.

Maandooriyaha ay soo qabteen ciidanka Booliska ayaa waxaa kamid ah dhalooyin ay ku jiraan Qamri, Calaq iyo xashiish.

Warbixintaan waxaa soojeedinaysa Sacdiyo Maxamed Maxamuud.