maamulka Gobolka banaadir oo ku dhawaaqay waqtiga rasmiga ah uu bilaaban doono Tartanka kubadda cagata Dagmooyinka

0
80

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Gudoomiyaha kubadda cagta maamulka Gobolka Banaadir Mudane Haaruun Cabdi Maxamed ayaa ku dhawaaqay waqti rasmiga ah uu biIaaban doonto tartankka kubadda cagata Dagmooyinka iyo Degaanadda Maamulka Gobolka banaadir.

Warbixintan waxaa inoo haya Xaawo Aadan Xuseen