Maamulka Gobolka Banaadir oo maanta dhagax-dhigay 16 waddo oo Interlock ah.

0
60

Baledweyne ( Radio Beerlula )-Guddoomiye ku-xigeenka Howlaha Guud ee Maamulka Gobolka Banaadir ayaa maanta dhagax-dhigay 16 waddo oo Interlock ah oo laga hergelinayo degmada Dharkenley.

Dhagax dhiga wadadan ayaa waxaa ka qeybgalay maamulka gobolka Banaadir,masuliyiin kamid ah degmada Dharkenley, waxgarad iyo bulshada Qeybaheeda kala duwan.

Warkan waxaa inoo haya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here