Maamulka gobolka Banaadir oo sheegay inuu bilaabi doono qaadista canshuurta guryaha Magaalada Muqidsho

0
226

Baladweyne(Radio Beerlula)- Afhayeenka Maamulka Gobolka Banaadir Saalax Cumar Xassan oo shir jaraa’iid ku qabtay Magaalada Muqdisho ayaa sheegay in maamulka gobolka Banaadir maanta laga bilaabi uu bilaabi doono qaadista canshuurta guryaha kadib markii dib u habeyn lagu sameeyay hanaanka qaadista canshuurta guryaha.

Warbixintan waxaa noo haya Aadan Cabdi Axmed.