Maamulka gobolka Banaadir oo soo saaray amar lagu mideynayo shirkaddaha korontadda Muqdisho.

0
47

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Maamulka Gobolka Banaadir ayaa soo saaray xeer lagu mideynayo Shirkadaha koronto ee ka howlgala Caasimada.

Mideynta adeega koronto ee caasimada ayaa sahli doona in uu yaraado qasaaraha ka dhasha korontada.

Warkan waxaa inoo haya Cumar Yuusuf Aadan.