Maamulka gobolka Banaadir oo wado interlock ah ka dhagax dhigay Degmada Warta Nabada.

0
121

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Xoghayaha Gobalka Banaadir Bilan Bile ayaa dhagax dhigtay dhismaha waddo Interlock ah isku xiri doonto Isgoyska Furayaasha iyo Warshada ee Degmada Warta Nabadda.

Dhagaxa dhiga dhismaha Wadadaan ayaa waxaa goob joog ahaa Mas’uuliyiin ka socotay Maamulka Gobalka Banaadir, Gudoomiyaha Degamada Warta Nabadda, Odayaal iyo bulshada Degamadaasi.

Warkan waxaa inoo haya Bilaal Daahir Waaneey

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here