Maamulka Gobolka Banaadir oo xariga ka jaray wadada Daarusalaam.

0
112

Baledweyne ( Radio Beerlula )-Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Mudane Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa maanta si rasmi ah xarigga uga jaray dhismaha waddada Daarusalaam wajigeeda labaad oo si casri ah loo dhisay.

Munaasabad kooban oo ay ka qeyb galeen masuuliyiin ka tirsan Maamulka Gobolka Banaadir iyo qaybaha kala duwan ee bulshada degmada ayuu Guddoomiyaha Gobolka xarigga uga jaray dhismaha waddadan cusub oo dhererkeedu gaarayo 4km.

Warkan waxaa inoo haya Cabdiqaadir Cumar Ibraahin

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here