Maamulka gobolka Banaadir oo xariga ka jaray Xafiiska nidaaminta dhismahayaasha.

0
76

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Maamulka Gobalka Banaadir ayaa xariga ka jaray xafiiska nidaaminta iyo hubinta tayada dhismahayaasha Gobalkaaasi.

Munaasabada xariga looga jarayay Xafiiskaan ayaa waxaa kasoo qeybgalay maamulka Gobalka Banaadir, Gudoomiyaasha Degmooyiinka iyo mas’uuliyiin kale.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.