Maamulka Gobolka Banaadir oo xarigga ka jaray afar waddo oo laami ah

0
169

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Xasan Maxamed Xuseen Muungaab ayaa xarigga ka jaray afar waddo oo laami ah, kuwaas oo laga hirgeliyay Waaxda Oktoobar ee Degmada Hodan.

Munaasibadan Xarig Jarka Ah ayaa Waxa Kasoo Qeyb Galay Agaasimayasha Gobolka Banaadir maamulka degmada Hodan iyo boqolaal dadweeyne ah.

waxa soo jeedineysa Sahra Ibraahin Dhicisoow

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here