Maamulka Gobolka Banaadir oo xarigga ka jaray dib-u-dayactir lagu sameeyay waddada soobe.

0
99

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa maanta si rasmi ah xarigga uga jaray Wadada Soobe, oo dib-u-dhis ballaaran lagu sameeyay.

Munaasibadan Xarig Jarka Ah Ayaa waxa Kaqeyb Galay Masuuliyin Katirsan Mamulka Gobolka Banadir Agaasimayal Gudomiyeyal Iyo Dad Weynaha Kala Duwan Ee Magaladan

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Sahra Ibraahim Dhicisoow

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here