Maamulka gobolka Gedo oo ku baaqay in la joojiyo colaadda Luuq.

0
142

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Gudoomiyaha gobalka Gado Maxamed Xuseen oo Shir jaraaiid ku qabtay magaalada luuq ayaa ugu baaqay beelaha dagaalamaayo in la joojiyo colaad beeleedka kaasi oo ka bilaabtay dagmadaasi.

Dagaal beelaadkaan ayaa geystey qasaaro isugu jira dhimisho iyo dhaawac iyadoo dad badana ay guriyahooda ka barakeceen.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Sacdiyo Maxamed Maxamuud.

Audio Player

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here