Maamulka gobolka Hawd oo lagu wareejiyay abuurka beeraha.

0
86

Baladwayne ( Radio Beerlula )-hay’adda SODAYVO ayaa maamulka Gobolka Hawd ee Somaliland kuwareejisay abuurka beeraha oo loogu talagalay beeralaydda Gobolkaasi.

madasha lagu wareejinayey abuurka beeraha waxa goob joog ahaa maamulka Gobolka Hawd ee Somaliland mas’uuliyiinta hay’adda iyo bulshada qeybaheeda kala duwan.

Warkan waxaa inoo haya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi