Maamulka gobolka Hiiraan oo ka shiray sidii loo caawin lahaa dadka colaadda ka soo barakacay ee Baladweyne.

0
156

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa lagu qabtay shirkan oo looga hadlayay sidii loo caawin lahaa dadka kubarakacay qaar kamid ah degmooyinka gobolka hiiraan

Shirka ayaa waxaa ka qeyb galay guddoomiyaha gobolka Hiiraan mudane Muuse Salaad wehliye guddoomiye ku xigeenka Siyaasadda iyo Maaliyadda gobolka Hiiraan Mudane Xasan Ibraahim Cabdulle Guddoomiyaha degmada Beledweyne Mudane Cumar Cismaan Calasoow Mayarka Beledweyne Nadar Tabaax Maalin gudoomiyaasha degmooyinka Maxaas Feer-feer Soomaaliya Farlibaax masuuliyiin ka socday Hay’adda Qaxootiga iyo barakacyaasha dowladda goboleedka Hirshabelle.

Warkan waxaa inoo haya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here