Maamulka gobolka Hiiraan oo ku baaqay in la caawiyo dadka abaaruhu saameeyeen ee ku barakacay degmooyinka gobolkan

0
180
Baladweyne(Radio Beerlula)-Afhayeenka gobolka Hiiraan Liibaan Cabdi Cumar oo shir jaraa’iid ku qabtay xarunta maamulka ayaa sheegay in xiligan abaaro baahsan ay ka jiran qeybo ka mid ah gobolka Islamarkana dad ku xoolo waayay abaaraha ay gareen degmooyinka gobolka sida Baladweyne, Buula burde, Maxaas, Jalaalaqsi iyo Matabaan.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya C/qaadir Cumar Ibraahim (Nadaara)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here