Maamulka Gobolka Hiiraan oo ku baaqay in laga qeybqaato dayactir ka isbitaalka guud ee gobolka

0
73

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Gudomiyaha Gobolka Hiiraan Cabdullaahi Axmed Maalin Sufurow oo warbaahinta kula hadlay gudaha isbitaalka guud ee gobolka ayaa sheegay in xaalad adag uu wajahayo isbitaalka.

isbitaalka ayaa waxaa si guud usaameysay fataahada wabiga shabeele iyadoo shaqdiisa ay hakad gaaban gashay mudo.

Warkan waxaa inoo haya Cumar Yuusuf Aadan