Maamulka gobolka Hiiraan oo lagu wareejiyay deeq loogu talo galay dadka ay sameysay fatahaadda Baladweyne.

0
98

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Deeq gar gaar kala duwan ah ayaa soo gaartay magaalada Baladweyne taa oo loogu talagalay dadkii ka barakacay fatahaada wabiga shabeele.

Deeqdan ayaa katimid hay,ada maareeynta masiibooyinka Qaranka Ee Sodma.

Warkan waxaa inoo haya Cumar Yuusuf Aadan