Maamulka Gobolka Hiiraan oo munaasabada ciida ugu hambalyeeyay shacabka.

0
50

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Gudoomiyaha Gobolka Hiiraan Muuse Salaad Wehliye oo shir jaraaid xafiiskiisa ku qabtay ayaa shacabka gobolka Hiiraan ugu hambaleeyay munaasabada ciidul fidriga.

Waxa uu ugu baaqay shacabka gobolka Hiiraan in ay is cafiyaan kana shaqeeyaan nabadgalyada.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Cumar Yuusuf Aadan.