Baladweyne ( Radio Beerlula )-Gudoomiyaha Gobalka Hiiraan Muuse salaad wehliye oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in Maamulka Gobolka Hiiraan usoo saaray Awaamiir ku socoto Bulshada ku nool magalada Baladweyne islamarkana la xariirto sugidda amniga magaalada.
Gudoomiyaha Gobalka Hiiraan ayaa sheegay in Maamulka gobalka oo goamiyay in la xiro wadooyin badan oo so galo magalada islamarkana lix wado lagu soo koobay wadooyinka laga soo galo magalada kuwasoo ku yaalo waqooyga iyo Koonfurta magalada.
Warkan waxaa inoo haya Cabdimajiid Aweeys Isaaq
Audio Player