Maamulka gobolka Hiiraan oo sheegay in la howlgaliyay doomo lagu badbaadiyo shacabka ku godooma Baladweyne

0
64

Baladwayne  ( Radio Beerlula )-Gudoomiyaha gobolka hiiraan Cabdulaahi Axmed Maalin Sufuroow ayaa sheegay in  la howlgaliyey 3 doomood oo hay’adda DRC sanad ka hor kuwreejisay wasaarada gargaarka Hirshabeelle islamrkaana loogu talagalay in lagu caawiyo dadka ku’godoomay deeganada hoosyimaada baladweyne iyo xaafadaha magaalada .

xubno kamid ah maamulka gobolka Hiiraan uu horkacayo gudoomiyaha gobolka Hiiraan Cabdulaahi Axmed Maalin Sufuroow ayaa booqday deegaanada kabxanley, Deefoow, Qooqane, iyo Bacaad iyaga oo ukuur galayey xaaladaha deegaanadaasi.

Warkan waxaa inoo haya Maxamed Yuusuf Cabdulahi