Maamulka gobolka Hiiraan oo wada dadaalo lagu heshiisiinayo beelaha daga gobolka.

0
103

Baladweyne (Radio Beerlula)-Maamulka gobolka Hiiraan ayaa wada qorshe looga shaqeynayo nabadda iyo wadajir bulshada gobolka iyadoo la qabanayo kulamo dib u hishiisiin ah oo u dhexeeya beelaha dega degmooyinka gobolka Hiiraan.

Ujeedka qorshahan ayaa ah in xal waara laga gaaro isku dhacyada soo noq noqday ee u dhexeeya qaar kamid ah beelaha walaalaha ah ee daga gobolka Hiiraan.

Warbixintan waxaa inoo haya Cabdiqadir Cumar Ibraahin